War cusub oo ka soo kordhay xarig Itoobiya loogu geystay weriyeyaal uu ku jiray Coldoon

Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon iyo labo wariye kale oo ay xabsiga dhigtay dowladda Itoobiya ayaa xalay dib u helay xoriyadooda sida ay sheegayaan wararja naga soo gaaraya magaalada Jigjiga. Saddexda weriye ayaa la sii daayay kadib markii shalay gelikii danbe loo soo wareejiyay Magaalada Jigjiga ee xarunta maamulka Soomaalida ee Itoobiya hoostaga. Ilo wareedyo ayaa … Continue reading War cusub oo ka soo kordhay xarig Itoobiya loogu geystay weriyeyaal uu ku jiray Coldoon